1/2Waxa aanu ku wada qaxweynaynaa magaalada Abdaal oo aan wax badan ka fogayn Jeelka uu ka soo baxay Xaashi Maxamuud Axmed oo ka soo jeeda magaalada Baabuli ee Soomaaligalbeed.
Xaashi waxa uu ka mid ahaa labadii maxbuus ee aan warkooda idin la wadaagay maalinkii dhawaa, Allaah mahaddii labadiiba waa ay soo bexeen.











